Shir sanadeedkii saddexaad ee Heritage oo ka furmay Jabuuti

Heritage

Shir sannadeedkii saddexaad ee machadka daraasaadka siyasaadda Soomaliya ee Heritage ayaa maanta ka furmay magaalada Jabuuti.

Kulanka ayaa waxaa sanadkan looga hadlayaa kaalinta Soomaalida ee nabadda Geeska Afrika, waxaana ka qeyb-galay Soomaali kala kala timid dalal badan oo caalamka ka mid ah.

Mas'uuliyiinta ka qeyb-galaya waxaa ka mid ah wasiirka arrimaha dibedda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad, wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmaan Ducaale Beyle, iyo madaxweynaha maamulka Soomaalida Itoobiya Mustafe Cagjar.

Warbixintan waxaa Jabuuti kaoo dirtay Sagal Siciid Faarax.

Your browser doesn’t support HTML5

Shir sanadeedkii saddexaad ee Heritage oo ka furmay Jabuuti