Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qubanayaal kala duwan oo ku saabsan Somalia iyo gobolka Geeska Afrika, sida saldhig ciidanka militariga Kenya uu ka sameystay gobolka Woqooyi-bari ee Kenya.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka