Xarunta xuquuqda aadamaha ee Hargeysa ayaa ku eedeysay Xukumadda Somaliland inay cabudhinayso warbaahinta, xalka xukuumaduna ay ku tilmaamtay warbixintaasi mid aan dheelitirnayn.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Xarunta Xuquuqda Aadanaha Hargeysa oo cambaareysay xukuumadda