Hargeysa: Afar ku Dhimatay Guri Dumay

Magaalad Hargeysa waxaa ku dhintay afar qof oo ka kooban qoys kaliya ka dib markii uu ku dumay gurigii ay degenaayeen oo ahaa dhismayashii Ingiriisku dhisay sanadihii 1940kii, gurigaas oo ku yaalay degmada Axmed dhagax.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Guriga Dumay