Taliska AFRICOM oo ka hadlay howl-galka Soomaaliya

Brig. Gen. Miguel Castellanos

Ku-xigeenka madaxa hawlgallada milatariga Maraykanka ee Afrika (AFRICOM) Brigadier Gen Miguel Castellanos ayaa tododbaadkan waraysi siiyey Carla Babb oo ka tirsan idaacadda VOA.

Waxa uu kaga hadlay weerarkii Al-Shabaab bishii September ku qadday garoonka diyaaradaha ee Ballidgole oo saldhig u ah ciidamada Maraykanka ee tababaraya kuwa Danab.

Waxaa kale oo uu kaga hadlay waxtartka tababarka Maraykanka iyo xaaladda amniga ee Gobolka. Waraysigaas waxaa warbxintan nooga diyaarisey Sahra Cabdi Axmed.

Your browser doesn’t support HTML5

Taliska AFRICOM oo ka hadlay howl-galka Soomaaliya