Bandhigga VOA: Doorka shirkadaha gaarka ah ee gargaarka

Barnaamijkii Bandhigga VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay doorka hay’adaha iyo shirkadaha gaarka ah ay kaga jiraan, gargaarka bani’aannimo ee goobaha ay ka howlgalaan. Waxaa soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA