Fadhigii gollaha guurtida ee maanta ayaa lagu ansixiyey xeerka ismaamulka Gobolada iyo degmooyinka, kaasi oo hore uga soo gudbay golaha wakilladda ee Somaliland.
Warkan waxa Hargeysa ka soo diray, Khadar Maxamed Cakulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Xeerka Is-maamulka gobollada Somaliland oo la ansixiyey