Magaalada Nairobi waxaa maanta xarun cusub ka furatay Shirkadda Xawaaladda ee Taaj. Kullankii daah-furka xarunta waxaa lagu casuumay Masuuliyiin uu ku jiray xildhibaan Yuusuf Xasan.
Warbixintan waxaa Nairobi ka soo diray Yaasiin Ciise Wardheere.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Xawaaladda Taaj
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Xawaaladda Taaj