Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan ciidamo ka socda Ethiopia oo gaaray deegaanada Galmudug, xilli uu socdo u diyaar garowga doorashada Galmudug.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka