Kooxo ku dagaalamay dahab 'laga helay' Sanaag

Sanaag

Hal qof oo shacab ah ayaa la sheegay inuu ku dhintay deegaanka Waq-dariya ee Gobolka Sanag ka dib markii shalay uu iska hor imaad uu ku dhexmaray laba kooxood.

Kooxahan ayaa la sheegay inay haystaan Dahab la sheegay in laga helay buuraleyda deegaankaas, iyadoo horena qof uu isla deegaankan ugu dhintay toddobaadkii tegay.

Faah-faahinta warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Kooxo ku dagaalamay dahab 'laga helay' Sanaag