In ka badan 600 oo arday oo ay ku jiraan dhaqaatiir ayaa shalay ka qalin jebiyey jaamacadda Banaadir ee magaalada Muqdihso.
Caasha Ibrahim Aaden ayaa arrintan ka wareysatay. Dr. Mohamed Mohamud Hassan –Biday oo ah Guddoomiyaha Jaamacadda Banaadir.
Your browser doesn’t support HTML5
Arday ka qalin jebisay Jaamacadda Banaadir