UNHCR oo bogaadisay Soomaaliya

Hay’ada Qaramada Midoobey u qaabilsan qaxoontiga ee (UNHCR) ayaa Soomaliya ku bogaadisey in ay saxiixdey hishiiska lagu difaacdayo dadka Afrika ee ku barakaca gudaha dalalkooda.

Soomaliya oo ah dalka ay adduunka ugu badan yihiin dadka guryahooda wadanka gudihiisa ku barakaca waxay noqoneysaa dalkii 30-aad ee Afrika hishiiskaas saxeexa.

Maxamed Yuusuf ayaa warbintan kasoo direy Nairobi. Cabdixaafid Cawil Ismaaciil ayaa inoo soo jeedinaya.

Your browser doesn’t support HTML5

UNHCR oo bogaadisay Soomaaliya