Bandhigga VOA: Taariikhda Boqortooyadii Cusmaaniyiinta

Barnaamijkii Bandhigga VOA-dawaxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay taariikhda boqortooyadii Cusmaaniyiinta ee Turkiga – Xuseen Barre Aaden ayaa soo diyaariyay waxaase inoo soo jeedinaya Cabdixakiim Maxamuud Shirwac.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA