Guddoomiyaha Maroodi Jeex oo faahfaahiyey warqad uu soo saaray

Hargeysa

Gudoomiyaha gobolka Maroodi Jeex ee Somaliland Jaamac Axmed Xaji ayaa ku tilmaamay warqad uu dhawaan u qoray Huteelada Hargiesa mid aan khuseyn shirarka iyo kulamada xisbiyada mucaaridka Somaliland.

Arrintan ayaa ka dambeysay kadib markii ay xisbiyada ay tilmaameen in warqaddaas ayaga loola jeeday.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Guddoomiyaha Maroodi Jeex oo faahfaahiyey warqad uu soo saaray