Garyaqaano duray dhaarta guddida doorashooyinka Somaliland

Golaha Wakiilada Somaliland

Qaar ka mid ah garyaqaanada Somaliland ayaa duray dhaartii shalay ee xubnaha gudidda doorashooyinka, kuwaasi oo sheegay in aanay sharci ahayn in mar la wada dhaariyo xubnahan.

Warkan waxa Hargeysa ka soo diray Khadar Maxamed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Garyaqaano duray dhaarta guddida doorashooyinka Somaliland