Ugu yaraan laba qof ayaa ku geeriyooday daadad ka dhashay roobab xooggan oo xalay ka da’ay magaalada Muqdisho.
Roobabkan ayaa sidoo kale sababay burburka dhismayaal, waxaana ku barakacay qoysas dan yar ah oo deganaa guryo aan dhsimo adkeyn ama xerooyin.
Guddoomiyaha gobolka Banaadir ahna duqa Muqdisho Cumar Filish ayaa sheegay in roobabka ay sidoo kale burburiyeen waddooyin dhowr ah.
Warbixintan waxaa Muqdisho kasoo diray Cabdulqaadir Maxamed Cabdulle.
Your browser doesn’t support HTML5
Dad ku dhintay roob xalay ka da'ay Muqdisho