Dalays Xasan Aadan oo ka mid ah xildhibananada Soomaalida ee Aqalka Hoose ayaa ku eedaysay laamaha amniga dawladda Soomaaliya gaar ahaan nabad-sugidda NISA inay maanta ka hor istaagtay inay u safarto degaanka laga soo doorto ee Luuq.
VOA oo waxay la xiriirtay Wasaaradda Amniga ee Soomaaliya oo ay hoostagto hay’adda nabad-sugidda NISA, balse ilaa haatan aysan noo soo suurtogelin inana ku helno khadka telefoonka.
Cabdixakiim Maxamuud Shirwc ayaa khadka telefoonka kula xiriiray xildhibaan Dalays, waxaana uu weydiiyey sida ay wax u dhaceen?
Your browser doesn’t support HTML5