Biyo ka saaris laga wado suuqa qudaarta Beledweyne

Fatahaad

Odayaal iyo dhalinyaro is xilqaamay ayaa bilaabay in ay ka saaraan biyo ku haray xaafadaha ku hareereysan Suuqa Qudaarta ee magaalada Baledweyne.

Gudoomiyaha Xaafada Buundoweyn ayaa sheegay in baaxada biyaha xaafada ku jira ay aad uga badan yihiin awoodda dhaqaale ee dadka xaafada.

Xuseen Xasan Dhaqane ayaa warbixintan noo soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Biyo ka saaris laga wado suuqa qudaarta Beledweyne