AMISOM oo u Gurmaneysa Beledweyne

Ambassador Francisco Madeira

Magaaada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan waxaa weli ka socda gurmadka loo fidinayo boqolaalka kun ee qof ee ay barakiciyeen daadadkii dhowaan halkaasi saameeyey.

Ambassador Francisco Madeira oo ah Madaxa Howlgalka Midowga Africa ee Somaliya ee loo soo gaabiyo AMISOM ayaa Sabtii shalay booqday magaalada Beledweyne. Waxa uu halkaas ka sheegay in Midowga Africa ay gargaar isugu jira dawo iyo agabyo kale oo aan cunta aheyn ay gaarsiin doonaan.

Maxamed Colaad Xassan ayaa inoo soo koobaya.

Your browser doesn’t support HTML5

AMISOM oo u gurmaneysa Beledweyne