Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo uu ka mid yahay is-afgarad dhex maray Madaxweynaha Somalia Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo madaxweyneyaashii hore ee Somalia, Shariif Sheekh Axmed iyo Xasan Sheekh Maxamuud.

Barnaamijka waxaa soo diyaariyey Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka