Swan: "Ha la ansaxiyo sharciga doorashada Somalia"

James Swan

Ergayga gaarka ah ee Qaramada Midoobay James Swan oo shalay khudbad ka jeediyey Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa sheegay inay muhiim tahay in Baarlamaanka Soomaaliya uu ansixiyo sharciga doorashada, dibna u eego sharciga xisbiyada bisha December.

Waxaa kale oo uu sheegay inay muhiim tahay in la furfuro masraxa siyaasadeed, isla markaana ay dadku fikirkooda dhiiban karaan, isna abaabuli karaan.

Khudbadda uu ergeyga u jeediyey Golaha Ammaanka, waxaa warbixintan nooga diyaariyey Cabdixaafid Cawil Ismaaciil.

Your browser doesn’t support HTML5

Swan: Ha la ansaxiyo sharciga doorashada Somalia