Barnaamijka Galka Baarista waxaa uu toddobaadkan ku saabsan yahay saameynta iyo is-beddelka cimilada ku hayaan cunnooyinka Soomaaliya, gaar ahaan dalagyada kasoo go’a beeraha. Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista