Golaha wasiirada ee Somaliland ayaa maanta ansixiyey miisaaniyad sanadeedka ay Somaliland ku shaqeyn doonto sanadka soo socda ee 2020-ka.
Golaha wasiirada ayaa dhanka kale bogaadiyey heshiis laga gaaray colaad ka taagneyd deegaanka Ceel Afweyn.
Warbixintan waxaa magaalada Hargeysa ka soo dirtay Wariyaha VOA Sagal Mustafe Xassan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhagayso Miisaaniyad Somaliland oo la Meelmariyey