Madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ku eedeeyey Dawladda Federaalka Somalia inay ka danbeyso qalalaasaha siyaasadeed ee ka taagan Maamul goboleedyada Puntland iyo Jubaland ee Somalia.
Warkan waxa Hargeisa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warka M. Biixi