Barnaamijka Dhacdooyinka ee toddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan heshiiska Somalia iyo Kenya, doorashada guddoomiyaha cusub baarlamaanka ee Puntland iyo qoddobo kale.
Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Barn. Dhacdooyinka