Heshiis dhex maray Somaliland iyo Jabhad ka jirtay Awdal

Boorama

Waxgaradka iyo Aqoonyahanka gobolka Awdal ayaa ku guulaystay inay soo afjaraan koox dhawr maalmod ka hor kaga dhawaaqay magaalada Boorama inay yihiin Jabhad ka soo horjeeda xukuumada Somaliland.

Haashim Sheekh Cumar Good ayaa sida heshiiska lagu gaaray warbixintan nooga soo diray.

Your browser doesn’t support HTML5

Heshiis dhex maray Somaliland iyo Jabhad ka jirtay Awdal