Xaggee ayey Maraysaa Cafintii Deynta Somalia

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya Cabdiraxmana Ducaale Bayle ayaa maanta ka hadlay wararkii ugu dambeeyey ee ku saabsan tallaabooyinka ay dawladda Soomaaliya ku hanan karto in laga khafiifiyo daymaha lagu leeyahay.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Wasiirka Maaliyadda Somalia