Barnaamijka Dhacdooyinka Toddobaadka

Barnaamijka Dhacdooyinka ee tooddobaadkan waxaad ku dhageysan doontaan qoddobo ay ku jiraan muranka baarlamaanka Puntland iyo siyaasadda Somaliland, ka dib eeddii ka timid Dr. Gaboose.

Barnaamijka waxaa soo jeedinaya Jamaal Axmed Cusmaan.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Barn. Dhacdooyinka