Maxamed Xaaji Aadan (Uureey) oo Lagu Aasay Toronto

Somali Week

Allaha u naxariistee Maxamed Xaaji Aadan (Uureey) oo u cayaari jiray xulka qaranka Soomaaliya iyo kooxdii Jeenyo oo Arbacadii ku geeriyooday magaalada Toronto ee dalka Canada ayaa shalay galab lagu aasay magaaladaasi.

Cayaartoy hore iyo dhallinyaro uu marxuumka tababare u ahaan jiray ayaa kamid ahaa dadkii ka qeyb-galay aaska. Wariyaha VOA-da ee Canada Xuseen Nuur Xaaji ayaa warbixintan kasoo diray Toronto.

Your browser doesn’t support HTML5

Maxamed Xaaji Aadan (Uureey) oo Lagu Aasay Toronto