Prof. Maxamed Cali Kalaay oo ku Geeriyooday Beydhabo

Allah u naxriistee waxaa xalay ku geeriyooday magaalada Baydhaba, Proffesor Maxamed Cali Kalaay oo ka mid ahaa aqoonyahanka iyo bahda waxbarashada Soomaaliyeed. Marxuumka ayaa hore usoo noqday Wasiirkii Waxbarashada ee dalka.

Warbixinta geerida Maxamed Cali Kalaay ayaa waxaa Baydhabo ka soo diray wariyaha VOA-da halkaa uga soo warrama Mukhtaar Maxamed Catoosh.

Your browser doesn’t support HTML5

Prof. Kalaay oo Geeriyooday