Baarlamaanka Puntland oo sheegey inay xilka ka qaadeen guddoomiyahooda

Dhoobo

Xubnaha Barlamaanka Puntland ayaa maanta sheegay in ay xilkii ka xayuubiyeen guddoomiyihii Barlamaanka, Cabdixakiin Maxamed Axmed (Dhoobo).

Faah-faahinta warkaan iyo aragtida dadweynaha ee arrintan, waxaa Garoowe kasoo diray wariyaheenna Nuux Muuse Birjeeb.

Your browser doesn’t support HTML5

Halkaan ka dhageyso warka xil-ka-qaadista Dhoobo