Ciidanka DF Somalia oo Ahlu-sunna kala Wareegay Matabaan

Ciidamada dowladda Somalia ayaa maanta kooxda Ahlu-Sunna Wal-Jamaaca kala wareegay maamulka Degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan. Degmada waxaaa ka dhacy dagaal kooban oo labada dhinac u dhaxeeya.

Wasiirka Arrimaha gudaha ee Somalia Cabdi Maxamed Sabriye ayaa haatan ku sugan degmada Mataan. Dhinaca kale, degmada Guriceel, waxaa maanta isku-rasaaseeyay ciidamada dowladda iyo kuwa Ahlu-sunna Wal-Jamaaca.

Warbixintan waxaa Gaalkayo ka soo diray Abdiwahid Macalin Isaaq.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Isku-dhaca