Waxa Jimcihii ku geeriyooday magalada Hargiesa taliyihii guud ee Ciidanka Booliska Somaliland Sareeye Gaas Cabbdilaahi Fadal Iimaan. Dhageyso warbixin arrintaasi ku saabsan oo uu magaalada Hargiesa ka soo diray wariyaheena Khadar Maxed Cakule.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Geerida Sareeye Gaas Cabbdilaahi Fadal Iimaan