Soomaaliya ayaa sanadkii shanaad kaalinta koowaad ka gashay liiska wadamada aan la ciqaabin dadka dhibaateeya wariyeyaasha.
Arrintan ayaa lagu sheegay warbixin ay sanadkiiba mar soo saarto Guddiga Difaacayaasha Wariyaasha ee loo soo gaabiyo CPJ fadhigooduna yahay magaalada New York ee dalka Mareykanka.
Maxamed Colaad Xassan ayaa warbixintan inoo soo koobaya.
Your browser doesn’t support HTML5
CPJ: Soomaaliya oo 1-aad kaga jirta adduunka dadka dhibaateeya wariyayaasha oo aan lala xisaabtamin