Bandhigga VOA: Taariikhda IGAD iyo loolanka hadda socda

Barnaamijkii Bandhigga VOA-da waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay taariikhda urur goboleedka IGAD iyo loolanka hogaamin ee ka dhaxeeya waddama Geeska Africa ee ku bahoobay ururkan.

Your browser doesn’t support HTML5

Bandhigga VOA