Tacadiyada Lagula Kaco Qaxootiga u Shaqo Taga Sacuudiga

  • Faduma Yasin

Waxaa jira dhalinyarada Soomliyeed oo dhibaatooyin kala kulma safarada Tahriibta ee ay ku maraan dhulka Saxaraha iyo Badda. Inta ka badbaada dhimashada iyo xabsiyada Magafayaasha ee u talaaba waddamadii ay u soceen ayaa haddana waxaa soo wajaha dhibaatooyin ka horyimaada mudada ay waddamadaas joogaan sida; dhac, faquuq, xabsi iyo iyagoo dalkooda loo soo tarxiilo iyagoo ka fara maran wixii ay shaqeysteen.

Dhageyso warbixin ka hadleysa dhibaatooyinka ay mutaan qaxootiga u shaqo taga Sacuudiga iyo tacadiyada lagula kaco.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Tacadiyada ay Mutaan Soomaalida u Tahriibta Sacuudiga