DP World: Dacwaddii Djibouti way na Dhaawacday

Shikradda DP WORLD ee dalka Imaaraadka ayaa sheegtay in muranka iyo dacwaddii dhexmartay iyaga iyo dowladda Djibouti ee ku aadanaa maamulka Dekedda Doraaleh, ay taasi dhaawac gaarsiisay shirkadda, isla markaana ay ku adkaatay inay bangiyada caalamka ka hesho deyn ay ku maalgaliso mashaariic cusub.


Warbixin waxaa soo jeedinaya weriyaheena Ibraahim Daanudray.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Cabashada DP World