Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska toddobaadkan waxa uu ku saabsan yahay xirfadda Cilmiga Teknoolajiyadda ee IT-ga. Waxa barnaamijka Marti ku ah oo Eng. Safiyo Axmed oo shirkadda Food Bank ee magaalada Columbus ee gobolka Ohio u qaabilsan amniga kumbuyuutarrada iyo in aan xoggta shirkadda la xadin.
Eng. Safiyo waxa ay sidoo kale gabdhaha ku guubaabineysaa in ay bartaan xirfadda IT-ga, oo ay sheegeyso inay barashadeeda u sahlan tahay gabdhaha, taasoo ay kaga shaqeyn karaan meel kasta—guryahooda, xafiisyadooda, iyo meel kasta oo ay caalamka ka joogaan.
Dhageyso Barnaamijka oo Dhameystiran.
Your browser doesn’t support HTML5