Barnaamijka Galka Baarista waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay 50 guuradii kasoo wareegtay afgambigii Soomaaliya ka dhacay October 21, 1969-kii ee dowladdii madaxweyne Maxamed Siyaad Barre ay xukunka kula wareegtay. Barnaamijka waxa uu dib u eegayaa sida uu ku yimid afgambigaas, iyo dowladihii ka horreeyey dowladdii militari. Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Haaruun Macruuf.
Your browser doesn’t support HTML5
Galka Baarista