Cagajoof: 20 ayaan ka Dilnay Al-shabab

Maamulka degmada Jalalaqsi ayaa sheegay in ciidamadoodu ay xalay waddada u galeen gaari caasi ah oo ay wateen maleeshiya ka tirsan al-Shabab.

Guddoomiyaha Degmada Jalalaqsi, Maxamed Nuur Cagajoof ayaa VOA-da u sheegay in weerarkaasi ay ku dileen 20 shabaab ah oo gaarigaasi saarnaa.

Caasho Ibrahim ayaa khadka taleefonka ku wareysatay weydiisayna sida ay wax u dhaceen.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Alshabab waddada loo galay