Deni 'oo dhex-dhexaadinaya' dowladda iyo Jubaland

Saciid Deni

Madaxweynaha Maamul Goboleedka Puntland Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay inuu doonayo inuu isku soo dhoweeyo Dowladda Federaalka iyo Maamulka Jubbaland

Deni ayaa hadalkan sheegay kadib markii uu shalay dib ugu laabtay magaaladda Boosaaso isaga oo kasoo laabtay magaalada Kismaayo oo uu uga qaybgalay caleemo-saarkii madaxweynaha Jubbaland.

Faadumo Yaasiin Jaamac ayaa warbixintan noo soo dirtay.

Your browser doesn’t support HTML5

Deni oo dhex-dhexaadinaya dowladda iyo Jubaland