Haweenka iyo Qoyska: Faa'iidada Kala Dheereynta Ilmaha

Hay’adda caafimaadka adduunka ee WHO ayaa sheegeysa in 214 milyan oo haween ah oo ku jira da'da taranka oo ku nool waddamada soo koraya ee raba inay ka fogaadaan ama kala dheereeyaan uurka ayaan adeegsadaan qaab ka hortag oo casri ah.

Qorsheynta qoyska waxay xoojineysaa xuquuqda hooyada iyo aabaha ee ah inay go’aan ka gaaraan tirada carruurta ah ee jecelyihiin inay isu dhalaan iyo inta sano ee u dhexeyneysa ama ay isu jirsanayaan ilmahooda.

Dhageyso Barnaamijka Haweenka iyo Qoyska oo ku saabsan faa’iidada kala dheereynta ilmaha iyo hababka ugu wanaagsan ee ay hooyadu u mari karto inay kala dheereyso ilmaha.

Your browser doesn’t support HTML5

DHAGEYSO FAA'IIDADA KALA DHEEREYNTA ILMAHA