Siyaasi Muuse Cali Jaamac oo dib u helay xoriyaddiisa

Maxkamadda derajada kooawaad ee Gobolka Bari ee Maamul Goboleedka Puntaland ayaa maanta xoriyaddiisii usoo celisay siyaasi Muuse Cali Jaamac oo dhawr maalin ku xernaa saldhiga Bartamaha ee magaalaad Boosaaso.

Muuse Cali Jaamac ayaa garsoorka Puntald ay ku eedayeen in uu aflagaaddo u gaystay. Faadumo Yaasiin Jaamac oo maxkamadayntaas goobjoog ka ahayd, warbixintaan ayeyna nooga soo dirtay magaalada Boosaso.

Your browser doesn’t support HTML5

Muuse Cali Jaamac oo dib u helay xoriyaddiisa