Dilkii madaxweyne Cabdirashiid oo 50 sano ay kasoo wareegtay

Abdirashid Sharmarke

50 sano ka hor maanta oo kale, October 15 1969, waxaa toogasho uu fuliyey nin Ilaaladiisa ahaa lagu dilay madxaweynihii hore ee Soomaaliya allaha u naxariistee Cabdirashiid Cali Sharma’arke.

Dilka ayaa waxa uu ka dhacay magaalada Laascaanood.

Dilkiisa Kadib dhowr cisho waxaa taladii dalka la wareegay ciidmadii militariga ee uu hoggaaminayey allaha u naxariistee Jeneral Maxamed Siyaad Barre.

Haddaba, side ayuu u dhacay dilka madaxweyne Sharma’arke, xaalka dalkana sidee ayuu noqdey?

Sahra Cabdi Axmed ayaa ka wareysatay ra’iisul wasaarihii dowladdii KMG ahayd ee Soomaaliya Maxamed Cabdi Yuusuf oo dhacdadan usoo joogay.

Your browser doesn’t support HTML5

Dilkii madaxweyne Cabdirashiid oo 50 sano ay kasoo wareegtay