Somaliland oo toddobaad u asteysay cudurka dhimirka

Somaliland

Somaliland ayaa sheegtay in mudo todobaad ah loo asteeyey cudurka dhimirka ama xanuunada maskaxda.

Arrintan ayaa imaneysa iyadoo ay dhakhaatiirtu werwer ka muujinayaan dadka maskaxda ka xanuunsanaya ee lagu xidhayo silsiladda taasi oo dhib weyn ku sii abuuraysa qofka xanuunsanaya.

Dr Maxamed Muuse Xasan waa Guddoomiyaha Ururka Dhakhaatiirta Somaliland, Khadar Maxed Cakule ayuu uga warramay arrintan.

Your browser doesn’t support HTML5

Somaliland oo toddobaad u asteysay cudurka dhimirka