Somaliland: Teknolojiga iyo Hawlaha Xukuumadda

Xukuumadda Somaliland ayaa markii ugu horeysay sheegtay inay meel marinayso Nidaamka E-Government kaasi oo fadhi aan caadi ahayn Gollaha Wasiiraddu ku ansixiyeen shalay, iyadoo laga faa’iidaysanayo Isticmaalka Tignoolajiyadda Somaliland.

Warkan waxa Hargaysa ka soo diray Khadar Maxed Cakule.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Teknolojiga Xukuumadda Somaliland