Barnaamijka Bandhigga VOA waxa uu maanta ku saabsan yahay mashruucyada ay maal-geliyaan hay’adaha caalamiga ah ee laga fuliyo dalalka saboolka ah, kuwaasi oo lagu caawiyo dadka danyarta ah.
Waxaa barnaamijka soo jeedinaya Cabdixakiin Maxamuud Shirwac.
Your browser doesn’t support HTML5
Bandhigga VOA