Himilo Qaran: Maxkamad baan Tiigsanaynaa

Xibisga uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay inay maxkamad la tiigsanayaan dawladda Soomaaliya kadib makrii bishii hore ee Sebtemebr 22-keedii laga hor istaagay hoggaamiyahooda inuu u safro magaalada Kismaayo.

Warbixintan waxaa Muqdishu nooga soo diray Xasan-Kaafi Qoyste.

Your browser doesn’t support HTML5

Dhageyso Warbixinta Muqdisho