Ciidamada Amisom iyo Booliska Hirshabelle ayaa iska hor imaad kooban uu saake ku dhex maray Jalalaqsi. Gudoomiyaha Degmada Jalalaqsi Maxamed Nuur Cagajoof ayaa weriyahayaga Xuseen Xasan Dhaqane uga warramay iska hor imaadka waxa keenay iyo hadii uu jiro khasaare ka dhashay iska hor imaadkaas.
Your browser doesn’t support HTML5
Dhageyso Warbixinta Jalalaqsi
Dhagaystayaal waxaa naga xusuusin ah inaan la xiririnay ciidamada Jabuuti ee ku sugan degaankaas, ilaa haatanna aysan noo suurtogelin inaan ku helno khadka telefoonka.