ILEYSKA VOA: Muranada Guryaha ee Soomaaliya

VOA microphone

Barnaamijka Ilayska VOA waxa uu toddobaadkan ku saabsan yahay murannada dhulka ee ka jira Soomaaliya, iyo waxyaabaha sababa iyo wareysiyo aan la yeelanay dadka sheeganaya in guryaha laga haysto iyo kuwa ay eedeynayaan.

Waxaa soo jeedinaya Maxamed Colaad Xasan

Your browser doesn’t support HTML5

Ilayska VOA